Saturday, June 28, 2025

Alshabaab oo weerar Qaraxyo ah ku qaaday ciidamada Kenya ee ku sugnaa Lamu [Sawirro]

Weerar Miino ayaa lala beegsaday ciidamo ka tirsan Milateriga Kenya ayaa dhaliyay dhimashada askari Kenyaan ah iyo 5 kalena oo lagu dhaawacay.

Laba qarax ayaa ka dhacay degmadda Lamu oo ku dhow xuduudka Kenya iyo Soomaaliya, waxaana qaraxu burburiyay Gaari ah kuwa gaashaaman.

Weerarka oo ahaa kii ugu horeeyay ee ciidamada Kenya lala beegsado ayaa ka dhacay degaanka Sirira iyo Ishaken ee ka wada tirsan Degmadda Lamu.

Ciidamada Kenya ayaa sheegay in kooxda Alshabaab ay weerarka u adeegsadeen miinooyin dhulka lagu aaso. Qasaaraha ciidamada Kenya soo gaaray ayaa la filayaa inuu sii bato.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON