Sunday, July 13, 2025

Alshabaab oo weeraro cusub u qorsheeyay Puntland & ciidamo fara badan oo la geeyay Garacad

Ciidamo fara badan oo ka tirsan Puntland ayaa la  sheegay in la geeyay degaanka Garcad ee Gobolka Mudug oo ahaa halkii ay ka degaan maleeshiyadii Alshabaab ee dagaalka ku qaaday Puntland, kadib markii laga war helay qorshe cusub oo Alshabab ku dooneyso inay mar kale ku weerarto Puntland.

Ciidamada Puntland ee la geeyay  Garacad ayaa isugu jira ciidamada Badda, iyo daraawiishta  Puntland kuwaasoo lagu xoojinayo ammaanka degaanada xeebta ee Gobolka Mudug.

Diyaarado dul wareegaya degaanka Garacad ayay soo weriyeen dadka degaanka oo sheegay inay leedahay Puntland.

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo Alshabaab ka wado Degmada Xarardheere ayaa laga dareemay halkaasi, waxaana jira warar sheegaya inay qorsheynayaan weeraro cusub.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON