Tuesday, June 24, 2025

Alshabaab oo xaqiijisay dilka Horjooge Sare Sheekh Maxamed Dulyadeyn

Ururka Alshabaab ayaa si rasmi ah u xaqiijisay dilka horjooge sare Sheekh Maxamed Maxamuud Cali oo ku magac dheeraa Dulyadeyn oo dhowaan lagu dilay duleedka magaalada Kismaayo (Akhri Warkan), meydkiisana lagu soo bandhigay magaalada Kismaayo.

Bayaan kasoo baxay xarakada Shabaab ayaa lagu sheegay in geerida Dulyadeyn. Waxaana hay;adda Warbaahinta ee Alshabaab  ay soo saartay bayaan cinwaan looga dhigay “Tacsi iyo tahniyad ku socota umadda Islaamka Istish-haadka Sheekh Maxamed Maxamuud Cali Dulyadeyn”.

Sheekh Max’med Dulyadeyn ayaa la sheegay inuu ku dhashay magaalada Gaarisa ee Waqooyo Bari, Kenya  sanaddii 1966 kuna beegneed 1387 Hijriga. Isagoo  waxbarashadiisa kusoo qaatay wadanka Suudaan, kana qalin jabiyay kuliyadda Shareecada ee Jaamacadda magaalada Khartoum.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON