Thursday, July 17, 2025

Alshabaab oo xilkii ka qaaday mas’uul caan ah oo ka tirsanaa madaxda Xarakadda

Ururka Al Shabaab ayaa shaaciyey inay xilkii ka qaadeen mid ka mida mas’uuliyiintii sare ee ururkaasi.

Sheekh Xasan Yacquub oo ku magacownaa Gudoomiyaha Gobolka Galgaduud ee Al Shabaab, islamarkaana xilkasi haayay muddo  5 sano ah ayaa xilkii laga xayuubiyey.

Munaasabad ka dhacday degmada Ceelbuur ayay ku sheegeen Al-Shabaab in Sheekh Xasan Yacquub uu waxbadan soo qabtay intii uu xilka hayay. Waxaana xilkiisii loo dhibay nin lagu magacaabo Sheekh C/laahi Abuu Khaalid oo ka tirsan masuuliyiinta Ururka Al Shabaab.

Al-Shabaab Ma shaacin xil kale oo loo magacaabay Sheekh Xasan Yacquub.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON