Monday, July 14, 2025

Alshabab oo dhowr qof ku gowracay degaanka Fiidow, Gobolka Sh/Dhexe

 Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in degaanka Fiidoow lagu dilay saddex ruux la sheegay in lagu eedeeyay falal burcadnimo ah.

shabab

Dilka waxaa geystay kooxda Alshabaab oo degaankaasi tuulada iyo agagaarkeeda maamulkaan, waxayna ahaayeen maxaabiis u xiran kooxda Alshabaab, qaabka dilkoodu u dhacay ayaa la sheegay inuu ahaa gowrac oo dadka degaankaasi ay ka argagaxeen.

Kooxda Alshabaab ayaa degaanada ay ku sugan tahay ka fulisa falal noocan oo kale ah oo qaarkood la sheegay inay xukun ku ridaan maxkamado hoos taga.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON