Tuesday, June 24, 2025

Alshabab oo Saacado qabsaday Tuulo ka tirsan degmada Balcad, & Gaadiid ay ka kaxeysteen

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa saacado kooban la wareegay gacan ku heynta degaanka Xawaadley ee ka tirsan degmada Balcad ee gobolka Shabellaha Dhexe, iyagoo markii danbe iskooda uga baxay.

Dadka degaanka ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab markii ay qabsadeen degaanka Xawaadley ay ka kaxeysteen Gawaari kuwa raaxada ah oo halkaasi yaallay, waxaana ay la hadleen dadka shacabka ah.

Dadka deegaanka ayaa cabsi ka muujiyey weerarrada Al-Shabaab ee sii kordhaya xilli ay degaanada ka tirsan Gobolka Sh/Dhexe la baxeen inta badan ciidamadii milateriga oo ka gadoodsan mushaar iyo raashin la’aan.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON