Sunday, July 13, 2025

Alshabab oo u digtay Ardayda loo diro Dugsiyada & Jaamacadaha adeegsada luqada Ingiriiska [Dhageyso]

Kooxda alshabaab ayaa bayaan kasoo baxay looga digay Dugsiyada Waxbarashada iyo Jaamacaddaha laga adeegsado luqada Ingiriiska.

Afhayeenka Alshabab Sheekh Cali Dheere ayaa farriin ku dhow 30 daqiiqo uga hadlay go’aanada Alshabaab ee ku saabsan waxbarashada, wuxuuna sheegay tilmaamaha lagu garto dugsiyada iyo Jaamcaddaha lagula dagaalamo diinta islaamka.

Alshabaab ayaa farriintan waxay ka danbeysay kadib markii ay soo saartay dhowaan Manhaj waxbarasho oo lagu dhigayo dugsiyada hoose, iyadoo dadka qaarkii ay sheegayaan in farriintan ay tahay qorshe kooxda Alshabaab ku banneysaneyso inay weeraro iskuulada iyo Jaamacadaha.

Dhowaan ayaa gabar yar ku dhimatay dugsi ku yaala degmada Howlwadaag markii hoobiyeyaal ay tuureen kooxda Alshabaab uu ku habsaday.

DHAGEYSO AFHAYEENKA ALSHABAB

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON