Wednesday, July 2, 2025

Amarro lagu soo rogay dadka Ajaaniibta ah ee ka shaqeeya degaanada Maamulka K/Galbeed ee Somalia

Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaa amarro ku soo rogay dadka ajaaniibta ah ee ku sugan magaalada Baydhaba ee xarunta maamulkaasi ku shaqeeyo.

Wasaarada Amniga  Koofur Galbeed  Xasan Eelaay ayaa ajaanibta ka shaqeeya hay’adaha ka howgala deegaanada Koofur Galbeed, ku soo rogtay amar ah inay isdiiwaan geliyaan si loola socda amnigooda, loogana war hayo wixii la soo gudboonaada.

Wasiirka ayaa sheegay in ay muhiim tahay in ay ka warqabaan ajaanibta ku sugan deegaanada maamulkaas, isagoo tusaale u soo qaatay in magaalada Muqdisho lagu afduubtay Haweeney u shaqeyneysay hay’adda Laan kheyrta Cas ee ICRC oo ua dhalatay dalka Jarmalka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON