Saturday, April 20, 2024

Amiirka Qatar oo Diyaarad Qiimaheedu yahay 500 Milyan Doolar Hadiyad u siiyay Madaxweynaha Turkiga [Daawo]

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in amiirka Qatar uu dalkiisa ugu deeqay diyaarad qiimaheedu lagu sheegay 500 milyan doolar.

Erdogan wuxuu sheegay in amiir Sheikh Tamiim Al Thani uu dalka Turkiga ugu deeqay diyaaradda Boeing 747-8i kaddib markii uu maqlay in Turkiga uu danaynaya diyaraaddaasi isla markaasna uu ka tala jiray inuu soo iibsado.

Diyaaraddan ayaa lagu tilmaamaa diyaaradda khaaska ah ee ugu wayn ugu qaalisan adduunka, waxaana adeegsada madaxda iyo shirkadaha waaweyn ee dunida.

Ad

Xildhibaanada mucaaradka Turkiga ayaa walaac ka muujiyay in madaxweynaha uu doonayay in lacagaha dadweynaha uu u isticmaalo inuu diyaarad gaara kusoo iibsado taasina ay dalka qalalaase dhaqaale uu horseedi karto.

Turkiga ayaa garab istaagay dala Qatar kaddib markii ay go’doomiyeen qaar kamid ah dalalka carabta, wuxuuna ciidamo difaaca u diray dalkaasi oo gaaray 5000 askari, iyadoo ganacsi toos ah oo labadal dal uu hirgeliyey.

- Advertisement -

Amiirka Qatar Diyaarad loogu deeqay Erdogan

Asset Image

Asset Image

Asset Image

- Advertisement -

Asset Image

Asset Image

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON