Friday, July 11, 2025

AMISOM oo War Cad ka soo saartay Weerarkii ka dhacay Kulbiyow [Akhriso]

AMISOM ayaa beenisay in weerar weyn uu ka dhacay degaanka Kulbiyow ee Gobolka Jubadda Hoose sida ay shaaciyeen qaar ka mida Warbaahinta.

War ay AMISOM shaacisay ayay ku sheegay inay been abuur yihiin wararka sheegaya in ALshabaab ay waqti kooban qabsatay saldhiga Kulbiyow ee u dhow xuduudka Kenya.

AMISOM waxay sheegtay in ciidamada AMISOM ay ka jawaabeen laba madfac oo lagu soo riday, kooxdii Alshababna ay u baxsadeen dhinaca Badhaadhe.

Waxay AMISOM caddeysay in wararka ka baxsan arrintaasi ay yihiin kuwo been ah, iyadoo ciidamada dowladda iyo AMISOMay ka shaqeynayaan inay nabadgelyada  bishan Ramadaan ilaaliyaan.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON