Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa go’aan kasoo saaray weerarkii dhowaan lagu qaadya Guriga Senator Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsan Golahan.
Qoraal kasoo baxay Aqalka sare ayaa lagu xusay in la maxkamadeeyo ciiiamadii weerarka ku qaaday Guriga xildhibaan Qeybdiid, iyadoo wasaaradaha Gaashaandhigga, Amniga iyo Taliska ciidamada xoogga inay ciidamada lagu tababarro mabaa’diida ku xusan 127aad ee Dastuurka.
AKHRISO QORAALKA
Ad
Warar Xul ah