Monday, July 7, 2025

Aqalka Sare oo sharci darro ka dhigay Lix Sharci oo uu saxiixay Farmaajo (Akhriso laba Guddi oo digniin laga..)

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa sharci darro ka dhigay ilaa lix sharci oo uu saxiixay Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Qoraal maanta kasoo baxay Guddoonka Aqalka Sare ayaa lagu faafhaahiyey sharci darrada ansixinta Laba guddi oo heer fereraal ah iyo afar sharci oo wax ka bedel lagu sameeyay, iyadoo aanu asixin Aqalka Sare, taasoo ah sharci darro inuu saxiixo Madaxweynaha iyadoo aan loo gudbin Aqalka Sare.

Guddiyada Adeegga Garsoorka iyo Guddiga madaxa bannaan ee la-dagaalanka Musuqmaasuqa ayaa ka mida sharciyadda uu saxiixay Farmaajo, iyadoo aan loo gudbin, soona ansixin Aqalka Sare, waxaya arrinta timid markii uu xilligiisa gabaabsiga ahaa iyo markii uu muddo xileedkiisu dhammaaday.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA AQALKA SARE

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON