Monday, August 4, 2025

Aqoonyahan caana oo isu soo sharxay xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2016

Prof. Axmed Muumin Warfaa oo ah aqoonyahan caan ah ayaa ku dhawaaqay  inuu isu sharxay jagada madaxweynaha Soomaaliya,

kadin markii dad badan ay ka codsadeen inuu isu taago xilka ugu sareeya dalka.

Prof. Warfaa ayaa bartiisa facebook soo dhigay inuu go’aansaday musharaxnimada xilka madxweynaha iyo inuu u tartamo xilkan.

Hore ayuu jagadan isugu soo sharxay Prof.  Warfaa, waxaana doorashada xilligan oo laga cabsi qabo inay dib u dhacdo ku tartami doona musharixiintii ugu tirada badnaa abid ee xilkan isu soo taaga.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON