Monday, June 23, 2025

Arday Qish looga joojiyey imtixaan oo bannanbax rabshado wata ka dhigay magaalada Muqdisho

Ardayda dhigata qaar ka mida Iskuulaadka Degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir  ayaa Bannaanbax rabshado watay ka dhigay degmadaasi, kadib markii lala joojiyey imtixaan ay geli lahaayeen.

Arrintan aya keentay inay joogsato isu socodka Gaadiidka kadib markii ardeygda Dhagaxyp ku shiideen gadiidka iyo dadkii ku sugnaa wadadda Aargada Muqdisho ilaa Tabakaayo Madow degmada Dharykeynley, waxaana dhaawacyo ka soo gaaray qaar ka mida ardaydii rabshadaah waday.

Ardayga ayaa ka carooday markii laga joojiyey imtixaankii ay geli lahaayeen oo la sheegay in qishkiisa uu suuqa galay. Maalmihii ugu danbeeyay ayaa waxaa jiray cabasho ka taagan Imtixaanka Mideysan ee ay sanadkaan soo rogtay Dalladda waxbarashadda ee FPENS.

Waxaa laga war helay in imtixaanka FPENS uu baxay oo qish ahaan ay u heleen ardayda, taasoo keentay in la joojiyo imtixaanka iyo rabshadihii.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON