Tuesday, November 29, 2022

Askar iyo Saraakiil ka tirsan Haramcad iyo NISA oo lagu dilay dagaalkii Basra (Sawirro)

Faahfahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qasaare badan dhaliyey oo ciidmaada dowladda iyo Alshabaab ku dhex maray duleedka degmada Balcad ee Gobolka Sh/Dhexe.

Dagaalkan oo warar kala duwan kasoo baxeen ayaa waxaa ku dhintay 9 xubnood oo isugu jira Saraakiil iyo askar ka mida ciidamada Dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa NISA iyo kuwa Haramcad ee Booliska gaarka ah.

Dowladda Soomaaliya ayaa guul ka sheegatay dagaalka ka dhacay duleedka degmada Balcad, laguna dilay 19 ka mida Alshabaab, halka Alshabaab ay dhinacooda sheegteen inay weerarka ku dileen 12 askari, lana wareegeen degaanadii Jimcahii hore laga qabsaday. (Halkan ka Akhriso)

Ad

Muuqaallada in ka badan 8 askari oo ciidamada dowlada ah ayaa lagu baahiyey baraha bulshada, kuwaas oo ku dhintay dagaalkii maanta, waxaana socda tacsiga loo dirayo, iyadoo afhayeenka Wsaaradda Amniga uu sheegay inay 2 askari uga dhaawacmeen dagaalka Basra.

inkabadan 10 askari oo nisa iyo haramcad ah oo lagu dilay dagaal ka dhacay basra.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,995FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,995FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON

error: Content is protected !!