Wednesday, July 9, 2025

Askar ka tirsan ciidamada dowladda oo lagu khaarijiyay Degmada Afgooye

Wararka laga helayo degmada Afgooye ee Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidamada lagu khaarijiyay.

Dabley Bistoolado wadatay xalay khu khaarijiyay labo askari oo ka tirsanaa ciidanka dowladda, waxayna askartan ku sugnaayeen agagaarka suuqa Qaadka lagu iibiyo, iyadoo rasaas lagu furay ay u geeriyoodeen.

Goobta dilalka geysatay ayaa sidoo kale dhaawacday askari kale, waxaana u suuragashay inay goobta ka baxsato.

Afgooye ayaa ka mida meelaha ay sida joogtada ah uga dhacaan falalka dilalka khaarijinta ah.

Goobjooge

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON