Thursday, June 26, 2025

Askar lagu dilay Afgooye & Haween Ganacsato ahaa oo la toogtay

Wararka laga helayo dagmada Afgooye ayaa sheegaya in koox hubeysan ay lix qof ku dishay suuq ku yaalla degmadaasi.

Kooxda hubeysan ayaa saddex askari toogasho ku dishay, waxayna dad goobjoogayaal ahaa sheegeen in saddex haween oo ganacsato ahaa oo suuqa ku sugnaa iyagana toogasho lagu dilay.

Sababta loo dilay haweenka ayaa lagu sheegay inay aqoonsadeen dableyda dilka geysatay.

Kooxda hubeysan ee dishay lixda qof ayaa goobta ka baxsatay. Waxaana marka kadin gaaray ciidamada amniga.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON