Sunday, July 13, 2025

Askari ka tirsan Booliska Itoobiya oo Saraakiil toogasho ku dilay Magaalada Addis ababa

Wararka laga helayo magaalada Addis ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada Booliska uu toogasho ku dilay askar kale oo boolis ah.

Askarigan ayaa la sheegay inuu ahaa mid sakhraansan oo Khamro iska badiyey, wuxuuna dilay laao askari oo kale oo la shaqaynayay, sida ay baahisay Warbaahinta Itoobiya oo soo xigatat taliyaha booliiska Zeynu Jemal.

Taliyuhu wuxuu intaas ku daray in isagana toogasho lagu dilay askarigii cabsanaa. Toogashada ayaa ka dhacday degaanka Bole ee bartamaha magaalada, halkaas oo booliisku ay xireen  waddooyin ka hor intii aysan dib haddana u furin, sida ay sheegeen dadka deegaanka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON