Sunday, July 6, 2025

Askarigii Mareykanka ee sida Cunsuriyadda ah u dilay George Floyd oo lagu xukumay 22 sano

Maxkamad ku taalla dalka Mareykanka ayaa xabsi ku xukuntay Askarigii Caddaanka ahaa ee sida arxan-darrada ah u dilay ninkii Madowga ka tirsanaa ee ee George Floyd.

Askarigan Derek Chauvin oo ahaa sarkaal ka tirsan Booliska ayaa lagu helay dambiga dilkii George Floyd oo ee dhaliyey banaanbaxyada gilgilay dunida oo dhan, kaasoo ka dhacay magaalada Minneapolis eedalka Mareykanka.

Maxkamadda degmada Hennepin ee gobolka Minnesota ayaa askariga dilka geystayku xukuntey 270 bilood oo u dhiganta 22 sano iyo bar oo xabsi ah.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON