Monday, July 14, 2025

Axmed Daaci: “Dowladda Farmaajo kama fileyn inay Caddowga Sacbooley nooga dhigto..”

Guddoomiyihii hore ee Degmada Wadajir ee Axmed Xasan Caddow (Axmed Daaci) oo ka hor yimid howlgalka amniga ee ka socda Muqdisho ayaa sheegay inaysan sax ahayn qaabka hubka loo dhigayo.

Wuxuu sheegay lasoo dhoweeyay dowladda Farmaajo balse aan laga fileyn inay sacbooley ka dhigto dadka la beegsanayo ee caddowga beylah looga dhigo, wuxuuna intaas ku daray in marka hore ay tahay in hubka laga dhigo Shabaab.

Wareysi ay la yeelatay BBC-da ayuu ku sheegay in hub ka dhigista ay  noqoto mid dalka oo dhan iyo Gobolada oo dhan ka dhacda ee aan ku koobnaan Hal gobol.


DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON