Madaxweynaha Galmudug ee lagu dhawaaqay in xilka laga qaaday Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa sheegay inaysan jirin maxkamad sare oo Galmudug leedahay.
Xaaf ayaa sheegay in Galmudug aysan weligeed maxkamad sare magacaabin, isla markaana lahayn, ninka warka soo saarayna uu ahayn ahayn Maxkamad.
War kooban oo uu siiyay mid ka mida Idaacadaha Muqdisho ayuu Xaaf ku qaadacay go’aankii lagu sharciyeeyay xil ka qaadsitiisa oo ay ayiday Maxkamadda Sare ee Galmudug.
DHAGEYSO