Wednesday, July 16, 2025

Axmed Ducaale Xaaf oo xaalad Degdeg ah ku soo rogay Degaanada Galmudug [Akhriso Wareegto]

Madaxweynaha Galmudug oo qaar ka mida xildhibaannada maamulkaasi ay xilka ka qaadeen Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa ku dhawaaqay inuu xaalad degdeg ah ku soo rogay Galmudug.

Wareegto uu soo saaray Xaaf ayuu ku sheegay in ciidamada ammaanka ay u xil saaran yihiin fulinta amarkan, iyadoo awoodo dheeraad ah la siinayo hay’adaha ammaanka ee maamulka Galmudug.

Arrintan ayaa qeyb ka ah khilaafka siyaasadeed ee faraha kasii baxaya oo ka taagan magaalada Cadaado una dhaxeeya madaxda sare ee Maamulkaasi oo dhammaantood xil ka qaadis lagu sameeyay.

Akhriso Wareegto

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON