Saturday, July 12, 2025

Axmed Madoobe, C/naasir Seeraar & C/rashiid Xiddig oo heshiis ku saxiixay Nairobi (Sawirro)

Kulan lagu saxiixay heshiis ay gaareen Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam iyo Raggii kasoo horjeeday ayaa goor dhoweyd lagu kala saxiixday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Heshiiskan oo muddo bilo ah socday isla markaana dowladda Kenya qeyb ka lahayd ayaa ugu danbeyn lagu gaaray heshiis la dhex dhigay Axmed Madoobe iyo siyaasiyiinta kala ah C/Naasir Seeraar iyo C/rashiid Maxamed Xiddig oo magaalada Kismaayo ka sheegtay inay yihiin Madaxweynayaal.

Heshiiskan qodobadiisa ay kala saxiixdeen saddexda dhinac ayaa soo afjaraya muran doorashadii Axmed Madoobe ee Ogost 2019, waxaase la ogeyn waxa uu ka bedeli doono mowqifkii dowladda federaalka.

HOOS KA AKHRISO FAAHFAAHINTA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON