Wednesday, June 25, 2025

Axmed Madoobe: “Dowladda Federaalka Muqdisho ayay isku koobtay, wax kalena ma aragto..” [Dhageyso]

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa ku eedeeyay dowladda Federaalka inay aragto Xamar iyo magaalada Muqdisho oo kaliya.

Isagoo ka hadlayay caleema-saarkii madaxweynaha Galmudug ee magaalada Cadaado ayuu sheegay in madaxda federaalku ay indhahoodu arkaan oo kaliya waxa ka socda caasimadda, isagoo ugu baaqay inay tagaan maamul Goboleedyada.

“Waxa kaliya oo madaxdu aragtaa Muqdisho,  warbixinada la siiyo waa wixii Xamar ka dhaca, Ciidanka ay arkaan waa kii Muqdisho joogay, shaqaaluhuna waa muqdisho, waxaa la moodaa inay idinka daboolan tahay baahida bannaanka ka jirta.. ” ayuu yiri Axmed Madoobe oo madaxda dowladda federaalku u jeediyay inay maamul goboleedkasta ka dhisato guri federaalku leeyahay dowladuna ay ku shaqeyso.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON