Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kormeer ku tegay xuduudka Soomaaliya iyo Kenya ee dhinaca Beledxaawo.
Wafdi uu horkacayo Axmed Madoobe oo uu wehliyo wasiirka Amniga maamulka JubbaCabdirashiid Janaan ayaa booqday goobta ay Kenya ka dhiseyso Derbiga kala qeybinaya Soomaaliya iyo Kenya.
Qoraal lagu qoray barta madaxweyne Axmed Madoobe ee FB ayaa lagu sheegay inuu tegay halka ay Dowlada Kenya ka dhisayso darbiga mudooyinkii lasoo dhaafay uu muranku ka taagnaa.
SAWIRRO