Monday, July 14, 2025

Axmed Madoobe oo isku shaandheyn ku sameeyay qaar kamida Golaha Wasiirada Jubba

Hogaamiyaha maamulka kumeelgaarka ah ee Jubba Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyey saddex ka mida xubnaha golaha wasiirada Jubba iyadoo muddo kooban ka harsan tahay xilliga waqtigiisa.

axmed-madoobe

Axmed Madoobe  ayaa isku bedelay wasiirada Maaliyadda, Warfaafinta iyo Macdanta iyo Biyaha

Wasiirkii Maaliya Maxamed Aw Yuusuf oo loo bedelay Wasaarada Macdanta iyo biyaha Jubba.

Wasiirkii wasaarada Macdanta iyo Biyaha Jubba C/Nuur Cali Aadan ayaa sidoo kale loo wareejiye wasaarada Warfaafinta iyo Gaadiidka Jubba.

Halka Ibraahim Baajuun oo ahaa wasiirka wasaarada Warfaafinta iyo Gaadiidka waxaa laga dhigay Wasiirka Maaliyadda Jubba. kala bedelka wasiirada saddexda ah ayuu Axmed Madoobe ku micneeyay inay tahay sii kordhinta iyo adkeynta shaqada wasaaradahaasi.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

 

[ad name=”HTML-6″]

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON