Thursday, June 26, 2025

Axmed Madoobe oo ka hadlay weerarkii Is-miidaaminta ee Kismaayo ka dhacay

Hogaamiyaha Maamulka Jubba ee dhowaan loo doortay madaxweynaha maamulkaasi Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa ka hadlay weerarkii maanta lala beegsaday xero ay ku jireen ciidamada dowladda Federaalka magaalada Kismaayo, weerarkaasi oo ay ku dhinteen 20 askari 40 kalena lagu dhaawacay.

Axmed Madoobe Musharax madaxweynaha Jubba
Axmed Madoobe  madaxweynaha Jubbaland

Axmed Madoobe oo ku sugan dalka Kenya ayaa soo diray fariin cambaareyn ah oo laga sii daayay warbaahinta magaalada Kismaayo, wuxuuna tacsi u diray dadkii ku geeriyooday weerarka is-miidaaminta ahaa, isagoo sheegay inuu ahaa falay caddow oo fulaynimo ah.

 

Madaxda kale ee ka hadashay oo cambaareysay weerarka askar badani lagu laayay waxaa ka mida:

  1. Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya
  2. Wasiirka Gaashaandhigga
  3. Wasiirka Warfaafinta

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

Axmed Madoobe Musharax madaxweynaha Jubba
Axmed Madoobe Musharax madaxweynaha Jubba

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON