Friday, June 27, 2025

Axmed Madoobe oo Muqdisho u yimid shirka Madasha Qaran

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe)  ayaa galabta maqribnimadiisoo gaaray Magaalada Muqdisho, isagoo ka mida madaxda ka qeyb galaya shirka Madasha Qaran, waxaana Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Axmed Madoobe oo saxaafadda la hadlay  ayaa sheegay inuu muqdisho u yimid ka qeyb galka Shirka Madashaa Qaran ee lagu Go’aamin doono nooca doorasho ee Soomaaliya ka dhaceysa sanadkan .

Maanta ayaa sidoo kale waxaa Muqdisho yimid Madaxweynaha Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas,iyadoo la filayo in Madaxweyneyaasha  C/kariin Guuleed iyo Shariif Xasan Sheekh Aadan ay maalinta beri soo gaaraan Magaalada Muqdisho.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON