Monday, July 14, 2025

Axmed Madoobe oo Puntland la saftay & Dowlad Goboleedyada oo noqday laba isbaheysi oo iska horjeeda

Maamul KMG ah ee Juba ayaa soo saaray qoraal yaab leh isagoo Puntland kula saftay go’aankii ay ka qaadatay maamulka cusub ee Galmudug. Afhayeenka maamulka KMG ah ee Juba C/naasir Seeraar ayaa war saxaafadeed uu ku saxiixan yahay lagu sheegay inay taageerayaan mowqifka Puntland ee arrimaha gobolada dhexe  iyo Federalism-ka.

madaxweynayaal

Qoraalkan ayaa hadduu sax noqdo inuu ka soo baxay maamulka Juba waxay caddeyn u tahay sida federaalka la qabyaaladeeyay uga shaqeynayo Soomaalida maanta, waxaana muuqaalkii ugu horeeyay yeelanaya isbaheysi degaan iyo qabiil ku dhisan oo ay yeelan doonaan maamulada dalka ka jira.

Maamulka K/Galbeed ee Shariif Xasan hogaamiyo ayaa si buuxda u taageersan maamulka cusub ee gobolada dhexe, iyadoo socdaalka uu guddoomiyaha baarlamaanka Prof. Jawaari ku tegay Cadaado tilmaan u yahay xaaladda cusub ee la gelayo. Waxaa hadda muuqda in laba qeybood oo kala jaban yahay iyadoo dowladda federaalka madaxdeedana ay taageerayaan qeybta K/Galbeed + Galmudug-ta cusub.

HOOS KA AKRI QORAALKA JUBA

Jubba-punt

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON