Tuesday, June 24, 2025

Axmed Madoobe: “Xildhibaanada hadda jira ayaa jaha wareer iyo kala orod ku jiraa”

Madaxweynaha Maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa dib ugu laabtay magaalada Kismaayo, wuxuuna sheegay inay ahayd guul taariikhi ah in madaxda Soomaalida ay heshiiyaan iyagoo aanay cidna ku dhex jirin.

Axmed Madoobe ayaa sheegay in shirku adkaa, qodobadda qaarkoodna ay adkaayeen balse heshiiska lagu gaaray isu tanaasul, isagoo intaas ku daray in xoogeysaneyso dareenka Mas’uuliyadda.

Wuxuu kaloo la hadlay inuu jiro su’aalo badan,  orod iyo jahawareer badan oo ka dhex jira xildhibaanada Baarlamaanka federaalka ee hadda jira oo mid waliba kursigiisii raadinayo.

DHAGEYSO AXMED MADOOBE

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON