Saturday, July 5, 2025

Baarlamaanka Federaalka oo ansixiyay sharci 2 sano ka hor loo baahnaa

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ansixiyay sharciyo ay ka mid yihiin:

  1. Sharciga Axsaabta siyaasadda
  2. Sharciga Xannaanada Xoolaha
  3. iyo Sharciga dhismaha Gguddiga Madaxa banaan ee Xuquuqda Aadanaha.

Sharciga axsaabta siyaasadda ayaa la sugayay inuu muddo 2 sano ka hor ansixiyo Baarlamaanka,  waxaa sharciga ogolaatay 149 xildhibaan, waxaa diiday hal xildhibaan, iyadoo ay ka aamustay 3 mudane.

Kulanka Baarlamaanka waxaa maanta shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka koowaad  Jeylaani Nuur Iikar, iyadoo xubnaha Baarlamaanka akhrinta koowaad mariyeen heshiiska dalalka Afrikada Bari ee dhismaha ciidanka ay leeyihiin.

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa  hor tegay Baarlamaanka, isagoo sharcigan ka hor akhriyay xubnaha baarlamaanka Soomaaliya.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON