Wednesday, June 25, 2025

Baarlamaanka Federaalka oo ansixiyey Heshiis dhex maray Dowladaha Soomaaliya iyo Turkiga

Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa meel mariyey heshiis waxbarasho oo dhex maray dalalka Soomaaliya iyo Turkiga.

Fadhigii maanta ee xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa lagu ansixiyay Heshiiska Iskaashiga Arrimaha waxbarashada ee u dhaxeeya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Turkiga.

Waxaa Heshiiska u codeeyay 150-Xildhibaan oo ahaa tirada guud ee Xildhibaanadda kulanka maanta joogay.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON