Monday, June 23, 2025

Baarlamaanka oo muddo kordhin u sameynaya Guddi la dhici lahaa Baarlamankii hore

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa Berri yeelanaya kulan ka mida Fadhiga 7-aad ee hadda socda iyadoo ajendayaasha hor yaalla uu ka mi yahay muddo kordhin Guddi.

Kulanka oo ka dhici doona xarunta KMG ah ee Villa Hargeysa ayaa looga doodayaa: Sii wadidda Dib u eegista Miisaaniyadda 2020 iyo Ka-doodis iyo u codeyn wax ka bedelka Sharci Numbar 75 Qodobkiisa 10-aad ee ku saabsan Muddo Xileedka Guddiga Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka.

Guddigan ayaa la dhisay July 2015, waxaana sharciah lagu dhisay ee L. 75 ku cad inay mudaddiis ku ekeyd Baarlamaankii hore 2016, iyadoo markaas ay ahayd inuu oo gabagabeeyo una gudbiyo tallooyinkiisa Baarlamaankii hore.

Ad

Guddiga Madaxbanaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka ayaa hadda dhisan muddo 5 sano ah, iyadoo arrimihii loo xil saara aysan wax badan ka fulin, waxaana la filayaa inuu sii jiro, lana jaanqaado Baaramaanka saddexaad.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON