Xildhibaanada Baarlamanka ayaa maanta yeelanaya kulankoodii labaad ee kalfadhiga koowaad, kadib kalsooni siintii Ra’iisal wasaaraha.
Kulanka Baarlamaanka ee maanta ayaa la sheegay in looga doodayo xaalada abaaraha dalka, iyadoo lagu meel marin doono Bayaab ku saabsangurmadka Abaaraha dalka.
Baarlamaanka Soomaaliya oo ay horyaallaan howlo fara badan ayaa intiisa badan ku mashquulsan sidii ay uga mid noqon lahaayeen Golaha wasiirada cusub ee diyaarintooda lagu jiro.
Soomaaliya ayaa ku sugan xaalad halis ah oo abaareed iyo macaluul, waxaana bilowday inay dadku u dhuitaan macaluul.
Goobjooge.com