Monday, July 7, 2025

Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la hordhigayo Sharci saameyn ku yeelanaya Shirkadaha Dalka

Xildhibaanada Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya  ayaa maanta kulan ku yeelanaya xarunta Golaha Shacabka ee magaalada Muqdisho.

Xogheynta Golaha Shacabka ayaa sheegay in Ajendaha maanta horyaala Golaha uu yahay Akhrinta koowaad ee Hindise Sharciyeedka Shirkadaha (Company Law), kaas in muddo ah horyaallay Golaha, kana mida xeerar sharciyeed ay xukuumaddu u soo gudbisay Xukuumadda.

Hindise Sharciyeedka Shirkadaha ayaa maanta laga hor aqrin doonaa xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, iyada oo kulanka ay ka qeyb galayaan guddoonka Golaha Shacabka.

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh ayaa fadhigii labaad ee Baarlamaanka guddoominaya, iyadoo Khamiistii lagu caleemo saaray magaalada Muqdisho.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON