Tuesday, June 24, 2025

Banaanbax ay abaabuleen Culimada oo ka socda Magaalada Muqdisho

Bannaanbax weyn oo ay soo abaabuleen culimada waaweyn ee magaalada ayaa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo looga soo horjeedo qaraxyadii dhowaan ka dhacay dalka Sacuudiga, gaar ahaan kii lala beegsaday Masjidka Nebiga SCW.

Dadweyn kala duwan, culimada iyo maamulada degmooyinka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb qaadayan bannanbaxa  oo ay  soo qabanqaabiyeen qeybaha  culimada Soomaaliyeed.

Dadka bannaanbaxaya ayaa isugu ururaya  fagaaraha Masjidka isbaheysiga islaamka ee magaalada Muqdisho, waxaanala sheehgay inay  ka qeybgalayaan madax ka tirsan dowladda Soomaaliya oo taageertay bannaanbaxa.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON