Friday, June 27, 2025

Bandhig Faneedkii Fartun Birimo ee Magaalada Gaalkacyo oo sababay Dhimasho iyo Dhaawac

Qof ayaa ku dhintay, lix kalena waa ku dhaawacmeen Bandhig faneed ay fannaanada Fartuun Birimo ka dhigi lahayd magaalada Gaalkacyo.

Bandhigga waxaa ka hor yimid culimada degaankaasi, iyagoo goobtaasi tegay, kadibna wacdi ay uga horjeedaan Bandhigga fanaanada bilaabay. Wararka ayaa heegaya in halakasi ay ka dhacday qalalaase taasoo keentay in koox ilaalo ka ahayd fannaannada ay rasaas furaan.

Qof ka mida dadkii goobta joogay ayaa ku dhintay rasaasta, halka lix kale ku dhaawacmeen, waxaana ciidamada ay xireen dhowr qof.

Waxaa lagu kala dareeray xafladii bandhig faneedka Fartuun Birimo, iyadoo xaaladda ay saaka degan tahay, waxaana socda baaritaanka dhacdadaasi.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON