Thursday, June 26, 2025

Banki ku yaalla Muqdisho oo shaqaaleysiiyay Ismaaciil Ahmed & Mas’uul caan ah oo ugu deeqay Waxbarasho

Iyadoo ay iska soo daba dhacayaan taageerada loo muujinayo ardayga Ismaaciil Axmed Maxamuud ee shalay ka qalin jebiyay Jaamacadda SIMAD, isagoo ah maafo ayaa durba helay shaqo iyo deeq Waxbarasho.

Premier Bank ayaa Ismaaciill siiyey shaqo isagoo doortay shaqadii uu Bankiga u soo bandhigay oo ka mid ahayd shaqooyin badan oo loo gu yaboohay, waxaana lagu soo dhoweeyay xarunta Bankiga ee magaalada Muqdisho oo uu shaqaalaheeda ka mid noqday maanta.

Dhinaca kale madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mida asaasayaasha Jaamacadda SIMAD ayaa ugu deeqay Ismaciil inuu ka bixiyo waxbarashada heerka labad ee Master-ka. Ismaaciil ayaa u mahadceliyay madaxweyne Xasan Sheekh iyo Bankiga Premier.

DHAGEYSO: Qisada cajiibka ah Ismaaciil Axmed: Ardayga Xaaladda gaarka ah ee qabsaday Baraha Bulshada

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON