Tuesday, July 1, 2025

Bannaabax looga horjeedo Madaxweyne Farmaajo oo ka dhacay Baydhaba & Dad lagu rasaaseeyay

Qof ayaa ku dhintay rasaas lagu furay dadweyne bannaanbax ka dhigay magaalada Baydbaba, kaasoo looga horjeeday madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmajo, laguna taageerayey Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh.

Saddex ruux ayaa dhaawac kasoo gaaray rasaasta ka dhacday xaafadda Isha, iyadoo wararka qaar ay sheegayan inuu qof ku dhintay bannaanbaxa ay rasaasta ku fureen ciidamada Booliska magaalada Baydhaba.

Bannaanbaxa ka dhacay magaalada Baydhaba ayaa waxaa ka hadlay malaaqyo iyo odayasha Baydhaba oo ku dhawaaqayey: “Farmaajo Ha dhaco” waxayna ciidamada ku eedeeyeen inay rasaas ku furaan dadweyne si nabad ah u bannaanbaxaya.

Image may contain: 6 people, crowd
Image may contain: 4 people, people smiling, crowd and outdoor
Image may contain: 6 people, people smiling, people standing

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON