Wednesday, June 25, 2025

Bannaanbax lagu dalbanayo sii deynta Qalbi-Dhagax oo Muqdisho ka dhacay

Bannaanbax looga horjeedo dhiibista sarkaalka ONLF ee C/kariin Qalbi dhagax ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.Bannaanbax ayaa waxaa ka qeyb galay dadweyn ay ka mid yihiin Qoyska dhibane C/kariin Sheekh Muuse (Qalbi Dhagax), iyadoo lagu cambaareynayay madaxda dowladda federaalka.

Dadweyne Careysan oo ay ku jireen caruurta Qalba Dhagax iyo mid ka mid ah xaasaskiisa oo lagu magacaabo Xamdi Maxamed Cabdi ayaa si qiireysan ugu hadashay habka loogu gacan geliyay ninkeeda Itoobiya.

Dadka bannaanbaxa dhigayay oo koobnaa ayaa watay sawirrada Qalbi dhagax iyadoo si qiiro leh uga hadlay arrintiisa, waxayna codsadeen in tallaabo degdeg la qaado si dib loogu soo celiyo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON