Monday, July 14, 2025

Bannaanbax rabshado wata oo ka socda Muqdisho & Dad ku dhintay Rasaas lagu furay

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in bannaanbaxyo rabshado wata ay ka socdaan magaalada.

Bannaanbaxyada oo hareeyay qaar ka mida wadooyinka muhiimka ah ayaa keenay inay xirmeen qaar ka mida Wadooyinkeeda qaarkood, waxaana dhigaya Bajaajleyda ku shaqeysta Mootooyinka oo ka cabanaya ciidamada xasilinta oo u diiday wadooyinkii ay mari lahaayeen.

Wararkii ugu danabeeyay ayaa sheegaya in Isgoyska KM 4 ay ciidamo ilaalo u ah mid ka mid xildhibaanada ay rasaas ku fureen banaanbaxayaasha iyadoo hal qof uu ku geeriyooday 3 kalena ay ku dhaawacmeen.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON