Friday, June 27, 2025

Bannaanbaxyada looga horjeedo Donald Trump oo sii xoogeystay & Trump oo war yaab leh kasoo saaray

Magaalooyin badan oo dalka Mareykanka ku yaala waxaa maalintii labaad galay bannaanbaxyada looga soo horjeedo doorashada Donald Trump.

Magaalada Portland ee Oregon wuxuu Booliska ku tilmaamay bannaanbaxyada inay yihiin rasbshado, waxaana dadka looga digayinay ka fogaadaan, kadib markii falal isugu jira kharbudaad iyo boob ay dhaceen isla markaana baabuur iyo hanti ganacsi la burburiyay.

oregonMagaalooyin gaaraya ilaa 18 ayaa maalintii labaad  waxaa kasocda bannaanbaxyo kumanaan ruux gaaraya oo  gudbaya sawiradda Donald Trump, waxaana sii xoogeysanaya arrintan oo laga cabsi qabo inay sii kororto.

demonstrators in Eugene, OregonProtesters scuffle with police in Oakland, California, during a demonstration against Donald Trump, 10 November 2016

Donald Trump ayaa markii ugu horeysay ka hadlay bannaanbaxyada looga horjeedo ee  socda, wuxuuna bartiisa twitter-ka soo dhigay farriin uu ku sheegay inay cadaaalad darro weyn tahay in doorasho furan oo guul ku dhammaaday kadib lagu bannaanbaxo, wuxuuna ku eedeeyay Warbaahinta Mareykanka inay shideyso arrintan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON