Tuesday, June 24, 2025

Baarlamanka Federaalka oo sameystay waqti kororsi farsameysan [Akhri Qodobka 60-aad]

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheysan wax bedel ku sameeyay qodobo ka mida Dastuurka KMG ah, taasoo u ogolaaneysa inuu xilka sii haya haddii ay dhici weyso doorashada 2016.

Qodobka koowaad ee wax laga bedelay oo wuxuu ku saabsanaa muddada xil heynta baarlamaanka oo ku ekeyd 4 sano, iyadoo hadda loo bedelay inuu Baarlamaanku xilka heynayo inta laga dooranayo baarlamaan cusub, arrintan oo lagu tilmaamay xil kororsi farsameysan.

QODOBKA 60-AAD WUXUU U DHIGNAA SIDATAN

Barlamaank

Qodobka 136-aad ayaa isna u qornaa sidatan:

Doorasho-DastuurLabadan qodob ayaa in muddo ah loo la’aa kooram buuxiya, laakiin waxaa muuqata in xildhibaanada inta badan ay aaminsan yihiin inaysan doorasho ku dhici karin xilligii loogu talogalay oo sidaasi waqti ku heli karaan.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON