Sunday, June 22, 2025

Bashiir Goobe oo mar labaad nin walaalkiis ah u dhiibtay xilkii xildhibaannimada Federaalka

Taliyaha cusub ee ciidamada Asluubta Soomaaliyeed Jen. Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) ayaa ku dhaqaaqay markii labaad tallaabo uu xilkii xildhibaanimo ee uu hore u hayey ku wareeijiyay nin walaalkiis ah oo lagu magacaabo Qaasim Maxamed Jaamac, kaasoo maanta loo dhaariyay xildhibaan isagoo buuxiyay booskii Bashiir Goobe.

bashiir-goobe (1)

Hore ayay u dhacday inuu Bashiir Goobe  jagada xildhibaannimo ku wareejiyo walaalkiis markii loo magacaabay Taliyaha ciidamada Nabad sugidda, waxaana dhacday markii xilkaas laga aaday inuu dib ugu soo laabtay xildhibaannimadii markii walaalkiis iska casilay.

Ad

Isla xaaladii hore ayuuna dib u  soo celisay isagoo mar labaad ku wareejiyay xildhibaanimada isla walaalkii Qaasim. Arrintan  dad badan ka qeyliyeen sharcinimadeeda ayaanay jirin wax u diidaya in xilalka Baarlamaanku noqdaan kuwo qoys u xayiran oo ay isu dhiibtaan.

Goobjooge.com

 

- Advertisement -

[ad name=”HTML”]

 

[ad name=”HTML-6″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON