Wednesday, June 25, 2025

Beesha Boosaaso oo ka hor timid dib u dhiska Dekadda Boosaaso [Akhriso Qoraal loo diray DP World]

Beelaha dega Gobolka Bari ayaa qoraal dheer u diray shirkadda DP World ee Imaaraadka Carabta iyagoo ka horjeeda qorshaha dib u dhiska Dekadda Boosaaso.

Qoraalka oo lagu socodsiiyay Sheekh Suldan Ahmed Bin Suleyman oo ah guddoomiyaha shirkadda DP World ayaa si faahfaahsan uga hadlaya sida Isimada iyo aqoonyahanada Boosaaso ay u diidan yihiin qoshaha maamulka Puntland ee dibu dhiska dekadda Boosaaso.

Waxay ku caddeeyeen in dib u dhiska Dekadda ay gebi ahaan ka horjeedaan oo aan lagala tashan, isla markaasina iyagoo ah dadka asal ahaan u leh Boosaaso ay qorshaha la shaaciyay ka imaan karto in la burburiyo dekadii qadiimiga ahayd ee Boosaaso taasoo ay ka horjeedaan, waxayna ugu baaqeen shirkadda DP World inay ka waantowdo ku dhex dhaca khilaafka ka dhex taagan maamulka Puntland iyo dadka Boosaaso.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON