Tuesday, June 24, 2025

Beesha Mudulood ee Galmudug oo Diiday Qaabka cusub ee awood qeybsiga Maamulka Galmudug [Daawo]

Shirweyne ay isugu yimaadeen Waxgarad iyo siyaasiyiinta beelaha Mudulood ee dega Galmudug ayaa dalbaday in dib loogu noqdo awood qeybsiga lagu dhisay Maamulka Galmudug, kadib markii maamulkaasi la balaariyey.

Kulanka ayaa waxaa ka hadlay odayaasha beesha iyo waxgaradka oo sheegay inay hore uga baxeen maamulka hadda jira ee Galmudug, shirkana uu yahay mid lagu go’aansanayo beesha Mudulood ee Galmudug go’aan ay ka qaadaneyso tallaabada xigta.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON