Sunday, July 6, 2025

Boqolaal Qof oo Baroordiiq Socod ah Aas u sameeyay Marxuum Axmed Dowlo [Daawo]

Boqolaal qof ayaa maanta Baroordiiq socod ah iyo Aas  u sameeyay Marxuum Axmed Dowlo oo dhowaan nolosha lagu gubay, laguna dilay degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, arrimo heybsooc dartood ah.

Dadka ka qeyb galay aaska ayaa socod ku geeyay marxuumka qabrigii lagu aasay, waxaana ka muuqday caro xoog leh, iyadoo ku dhawaaqyey ereyo isugu jira duco iyo guubaabo.

HOOS KA DAAWO

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON