Thursday, July 3, 2025

Boqorka Sacuudiga oo markii ugu horeysay wiil uu dhalay u magacaabay Wasiirka ugu muhiimsan Dalkaasi

Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa soo saaray wareegto uu xilka Wasiirka Tamarta ee Sacuudiga ugu magacaabay wiil uu dhalay oo lagu magacaabo Amiir C/casiis Bin Salmaan.

Magacaabiddan ayaa noqoneysa tii ugu horeysay ee qof ka mida Qoyska Boqortooyada loo maagcaabo xilka wasiirka Tamarta dalkaasi in oo dalka ugu weyn dunida ee soo saara shidaalka, waxayna wasaaradaasi ay tahay tan ugu weyn ee gacanta ku heysa inta badan dhaqaalaha Sacuudiga oo ku tiirsan shidaalka ay soo saarto.

Amiir C/casiis Bin Salmaan ayaa ah wiilka afraad ee uu dhalay Boqorka Sacuudiga Salmaan Bin C/casiis, waana 59 sano jir dhashay sanadkii 1960-kii, wuxuuna soo qabtay xilal kala duwan oo ku saabsan arrimaha dhaqaalaha iyo shidaalka ee Sacuudiga.

oqorka Sacuudiga ayaa sidoo kale soo saaray wareegtooyin dhowr ah oo lagu magacaabay xilal kala duwan, waxaana hore loo kala saaray wasaaradaha Tamarta, macdanta iyo Warshadaha,

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON