Monday, July 14, 2025

C/kariin Qalbidhagax oo si Diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Nairobi [Daawo Sawirro]

Wararka  laga helayo Magaalada Nairobi ee dalka kenya ayaa sheegayaa inuu goor dhow halkaasi gaaray C/kariin Muuse Qalbidhagax oo ka tirsan saraakiisha ONLF oo maalmo ka hor laga sii daayay xabsi ku yaalla magaalda Adis ababa.

Boqolaal qof iyo mas’uuliyiin ayaa isugu soo baxay xaafadda Islii iyo Garoonka diyaaradaha magaalada Nairobi, iyadoo si aan hore loo arag oo diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Nairiobi, waxaana garoonka diyaaradaha uga hortegay xubno uu hor kacayo gudoomiye ku xigeenkii hore ee barlamaanka kenya mudane Farax Macalin iyo saraakiisha ONLF.

Qalbidhagax ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta diiran oo ay u sameyeen shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Nairobi.

Image may contain: 5 people, people standing and suit

Image may contain: 1 person, standing and text

Image may contain: one or more people and people standing

Image may contain: 3 people, people standing, crowd and outdoor

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON