Saturday, April 20, 2024

C/raxmaan C/shakuur: “Dacwada la igu wado waxaa lagu doonayaa in dalka looga huriyo Colaad..” [DHAGEYSO]

Siyaasiga C/raxmaan Cabdi Shakuur warsame ayaa sheegay inaysan jirin dacwad sharci ah oo isaga loo heysto, balse la doonayo in colaad lagu huriyo.

Isagoo ka hadlayay kiiska loo mudeeyay inuu maanta ka soo hormuuqo Maxkamadda Rafcaanka G/Banaadir ayuu sheegay in dacwadda ay sharci darro tahay isla markaana hore ay maxkamad u fasaxday markii caddeyn loo waayey.

 

Ad

“Cadaalad waan maray, maxkamad ayaa xukun riday, waxaan u heystaa waxa magaalada ka socdo, kana war qabo God kasta oo la galay iyo meel kasta oo la maro inay tahay dacwad siyaasadeed, lana doonayo in dalka looga huriyo colaad..” ayuu yiri C/raxmaan C/shakuur.

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON